Xildhibaano laga soo doortay Koonfur Galbeed oo Baaq u diray Jawaari 

Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo laga soo doortay deegaanada Koonfur Galbeed oo goordhaw shir ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa baaq u diray Gudoomiyaha Baarlamaanka. Xildhibaanada maanta kulanka ku yeeshay Muqdisho oo gaaraya sodomeeyo ayaa kulankooda uga hadlay  mooshin laga keenay Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Waxa ay sheegeen Xildhibaanadan in ay taageersan yihiin Mooshinka laga … Continue reading Xildhibaano laga soo doortay Koonfur Galbeed oo Baaq u diray Jawaari